SHEEKO GAABAN OO CAJIIB AH

F
SHEEKO GAABAN OO CAJIIB AH.

Naag ayaa su'aashan weydiisay Nin Saddex Xaasle ah, waxeyna ku tiri Adigoo Aqoonyahan ah Miyaad Saddex Naag oo keliya qabtaa?.

Wuxuu ku yiri:- Naagtii ugu horeysay waan Guursaday, maxaa yeelay waxaan aheyn ilmo Adeer, waxaana ku sharfaayay Aabaheey. 

Naagta Labaad aan Guursaday iyadana waxaa dhalay Abtigeey Dhibrin iyo Naxariis darteed ayaan ku guursaday oo waxaan ku sharfaayay Hooyadey.

Naagta Sadaxaad aaan Guursaday Nafteyda ayaa jeclaatay, waxaana ku sharfay Nafteyda.

Intaas ka dib gabadhii ayaa haddana waxey Ninkii ku tiri:- Allaah ma jeceshahay?.

Wuxuu ku yiri:- Haa, waan jeclahay. 

Kolkaas ayey ku tiri:- Anigana igu Afareyso, Adiga oo Wejiga ilaahey karaameynaaya.

Ninkii maadaama Wejiga ilaah la sheegay wuu Aqbalay Arrintii, wuuna guursaday gabadhii,
isagoo Wejiga ilaahey ku karaameynaaya.
#trending #hot # payouts

Comments