qalin jabinta caafimaadka eelo University

F
Ilaahay baa marwalba mahad leh, 
11 August 2021 waxan soo afmeerney aniga iyo Ilmaabtiyaashey qaliga ah Deeqa Hassan iyo Khayriya Hassan shahaadad Heerka koowaad ee an ka wadney afarti sano ee u danbeesey Jaamacada EELO UNIVERSITY, 
Anako ku diyaariney culuumo kala duwan oo ah Computer Science and information technology, Public health iyo Nursing.

 Waxan halkan uga mahadcelinayaa waalidiintayadii, macalimintayadii na baray cilimigan aan maanta aan ku gashaamanahay iyo asxabtayadii aan hayaanka waxbarsho oo anu marnaba ilaabi doonin.

Waxan sidoo kale u mahadcelinayaa guud ahaan maamulka jaamacada EELO UNIVERSITY. 

Allah hanagu anfaco cilmiganu baraney oo hanaga dhigo kuwo dalkooda iyo dadkoodaba ku anfaca.
Allahuma amein. #healt

Comments